


CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYA
THE SOMALI POLICE
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku boorinayaa inay la shaqeeyaan dowladda si dembiyada iyo anshaxa dalka iyo dadkaba loo sugo. Booliska Soomaaliya waxay diyaar u yihiin inay shacabka ugu shaqeeyaan xeerka dalka iyo qanuunka caalamiga ee dembiyada iyo xeer-beegooda.
